Dowlad Carbeed oo shan sano ka dib fasaxday ganacsiga Xoolaha Soomaalida

Waxaa dib u bilowday dhoofinta xoolaha nool ee laga rarayo dekedda magaalada Boosaaso kuwaasoo loo rarayo dekeddaha dalka Imaaraadka Carabta. Dowladda Imaaraatka Carabta ayaa muddo shan sano ka badan waxa ay hakad gelisay in xoolaha nool ee ka iman jiray Soomaaliya loo raro dalkeeda ka dib markii ay uga shakiyeen cuduro. Dekeda magaalada Boosaaso ayaa … Continue reading Dowlad Carbeed oo shan sano ka dib fasaxday ganacsiga Xoolaha Soomaalida